Washington —
Barnaamijka Ilayska VOA ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneysa marxaladda ay ku suganyihiin ciidamada dhallinyarada ah ee lagu tababarayo Eritrea iyo wax ka yeeleyso dowladda cusub ee Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.