Golaha WakiilLada Somaliland ayaa maanta ogolaaday muushin ku saabsan dib u eegis lagu sameynaayo Xeerka Midaynta Cashuuraha iyadoo aanay ka soo xaadirin fadhigan mudanayaal badan oo ka tirsan golaha.
Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay Guddoomiyaha Gudidda Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Xildhban Mustafe Khayreeye.