Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab


Qoorqoor
Qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor oo ku sugan deegaanka Baxdo ayaa dadka Baxdo salaaddii ciidda la tukaday.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay xaaladda abaarta, dagaalka ka dhanka ah malayshiyada Al-Shabaab, isagoo sigaar ah udul joogsaday dagaalkii bishii hore ka dhacay deegaanka Baxdo kaasi oo dhexmaray dadka deegaanka iyo malayshiyada Al-Shabaab.

Halkan ka dhageyso hadalka Madaxweyne Qoorqoor uu ka jeediyay magaalada Baxdo

Codka Madaxweynaha Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:04 0:00

XS
SM
MD
LG