Waxaa maanta magalada Hargeysa lagu aasay 3 qof oo ku dhintay mudaharaadkii 11-kii bishan August ka dhacay Hargeysa, iyadoo xukuumadda Somaliland ay qaadatay bixinta diyadda ama magta dadkii ku dhintay mudaharaadkasi.
Wariyha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.