Dhimasho baahsan ayaa ka dhalatay roobab ka da'ay dalka Pakistan tan iyo bishii June ee sannadkan, waxaana wararku ay sheegayaan in dadka ku dhintay daadka ay sababeen roobabkani inay haatan gaadhayaan in ka badan 1000 qof.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa innoo soo koobaysa Caasha Ibraahin Aadan.