Muqdisho —
Soomaaliya ayaa wajaheyda culeys weyn oo la xiriira marxaladda ay haatan ku jirto dunidu, taas oo sababtay in dhammaan waxyaabaha aas-aaska u ah nolosha, sidan raashinka, iyo shidaalka ay cirka isku shareeraan, ayna saameyn weyn ku yeeshaan qoysaska danyarta ah.
Barnaamijkaa Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadeynaa sababta dhaqaalaha Soomaaliya u nugleeysa xasradaha dunida, waxaana marti ku ah Axmedkhadar Cabdi Jaamac oo ka mid ah aqoonyahannada ku nool magaagalada Muqdisho, waxaana soo diyaariyay wariyaha VOA ee magaalada Mudisho Cabdicasis Barrow.