Nairobi —
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo bandhigay buug ka hadlaya dhibaatooyinkii keenay burburkii ku dhacay Soomaaliya iyo sida xal loogu heli karo.
Qoraaga buuggan ‘Maxaa keenay kadeedka Soomaaliya’ Maxamed Nuur Shire oo ah qoraa dhallinyara ah ayaa waxyaabihii ku keenay inuu bug noocaan ah qoro ayaa waxaa u uga warrmay wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.