Washington —
Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaawe Hussein ayaa sheegey in Al-shabaab laga saaray deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe sidoo kalena ay dhawaan isku furi doonaan furimaha dagaalka ee Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.
Madaxweyne Guudlaawe oo ku sugan deegaanka Raaga-Ceele ayaa wariyaha VOA-da ee Washington Falastin Ahmed Iman ugu horeyn weydiisey inuu ka warbixiyo xaalada dagaalka.