Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Saxaafadda Somaliland oo la xusay


Yaasmiin
Yaasmiin

Waxaa maanta Somaliland laga xusay Maalinta Saxaafadda Somaliland oo ku beegan 9-ka bisha November, taasi oo sanad kasta la maamuuso.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa abaal marino siiyey Suxufiyiin ku tartamay Barnaamijyo la xidhiidha arrimaha bulshada.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule oo ka qayb galay xuskan ayaa la kulmay Gudoomiyaha Ururka SOLJA Sakariye Axmed Muxumed iyo Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Haweenka Somaliland ee WIJA Yaasmiin Axmed Yusuf, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Maalinta Saxaafadda Somaliland oo la xusay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG