Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu ku saabsanyahay muranka siyaasadeed ee soo kala dhex-galay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland.
Waxaa soo jeedineysa, Faduma Yasin Jamac.
Faaqidaadda: Muranka siyaasadeed ee dowladda federaalka iyo Puntland
