Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtiga ganacsatada ee go'aanka dib loogu furayo xuduudda Soomaaliya iyo Kenya


Mandera county Kenya
Mandera county Kenya

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xadkeeda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhinaca Magaaloyinka Mandheera iyo Baladxaawo kadib muddo ku siman 10 sano oo uu xadkaasi xirnaa.

Wasiirka arrimaha ammaanka ee Kenya Kithure Kindiki oo safar ku tegay xadka labada dal ayaa sheegay in go’aanka ay Kenya dib ugu hawlgalinayso kastamkii iyo laanta socdaalka ee ku yaalla xuduuda Mandheera ee Kenya in ay uga gol leedahay sidii loo horumarin lahaa ganacsiga iyo nolasha deegaankaas islamarkaasna looga hortegi lahaa dhaqaalaha sharci darra ah ee ay xadka labada dal ay ka helaan kooxaha argagixisada.

Cumar Ibraahim Xussen oo ah xog-hayaha ganacsatada Kenya ayaa sida ay u arkaan go’aanka Kenya ay dib ugu furayso xadkeeda Mandheera uga warramay Wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed.

Dib u furista xuduuda Soomaaliya iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00
XS
SM
MD
LG