Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shuruudaha shaqo ee sharciga deganaanshaha Canada oo wax laga beddelay


CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT
CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT

Dowladda Canada ayaa wax ka bedeshay shuruudaha waayo aragnimada shaqo ee lagu dalban karo deganaanshaha dalkaas, iyaga oo ku dhawaaqday in shaqaalaha daryeelka bulshadu ay degenaanshaha dalkaasi ku dalban karaan, 12-bilood oo shaqo ah, taasoo markii hore ahayd 24 bilood oo shaqo ah.

Shaqaalaha daryeelka bulshada ayaa soo dhaweeyay tallaabadan, Sidoo kale arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli dhawaanahan dalka Canada laga soo sheegayay shaqaalo yari. Haddaba Wariyaheena Hussein Nur Haji ayaa warbixintan inoo soo direy

Warbixinta: Waayo-aragnimada shaqada iyo deganaanshaha Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00
XS
SM
MD
LG