Hargeisa —
Iyadoo ay sii kordhayso dhibaatada ka dhalatay dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay Dalka Turkiga ayay Shirkada Dahabshiil waxay xalay sheegtay inay dadka dhibaatadu ka soo gaadhay dhulgariirkasi ay ugu deeqday lacag dhan laba milyan oo lacagta Turkiga ah.
Hadaba Khadar Cakule ayaa ka wareystay arintan maamulaha guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Dahabshiil.