WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Maxamed Caabi Xassan oo hadda shir caalami ah uga qeybgalaya magaalada Washington. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.