Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruto oo cadaadis lagu saarayo inuu masiibo qaran u aqoonsado abaaraha Waqooyiga Kenya


Kenya President William Ruto
Kenya President William Ruto

Waxaa sii kordhaya cadaadiska lagu saarayo Madaxweynaha Kenya William Ruto inuu musiibo qaran u aqqoonsado abaartii ugu darnayd toboneeyo sano oo ka jirta waqooyiga dalkaasi, taasi oo saameysay malaayiin qof.

Roob la’aanta xilli roobaadkii lixaad oo xiriir ah ayaa kaga sii daray baahida ka jirta guud ahaanba gobolka Geeska Afrika.

Axmed Xuseen ayaa warkan ka soo diray Wajeer halkaasi oo in ka badan kala bar bulshada gobolkaasi ay wajahayaan cunto yari. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Ruto oo cadaadis lagu saarayo xaaladda abaaraha.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

XS
SM
MD
LG