Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhul-gariirkii Turkey ma wiiqay rajada dib u doorasho ee Erdogan?


Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wajahaya doorasho adag oo kusoo socota.

Doorashada oo lagu wado inay dhacdo 14-ka May, ayaa kusoo beegmeysaa iyadoo ay sii kordheyso caro laga qaaday sida dowladdu uga jawaabtay dhulgariirkii baaxadda lahaa ee dhawaan ku dhuftay dalkaasi.

Hoggamiyahan muddada dheer xukumayay Turkiga ayaa dhankiisa ku baaqaya midnimo, isagoo balan qaaday qorshe ballaaran oo xukumadiisu ay guryo ugu dhiseyso dadkii uu dhul gariirku saameeyay.

Dorian Jones ayaa warbixintan kasoo diray Istanbul. Maxamed Cabdi Xassan ayaa soo jeedinaya.

Dhul-gariirkii Turkey ma wiiqay rajada dib u doorasho ee Erdogan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG