WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa marti ku ah Ismaaciil Daahir Cismaan oo soo noqday Agaasime ku-xigeenka hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.