Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoghayaha QM oo gaaray Baydhabo, booqdayna xeryaha barakacayaasha


UN Cheif visited Baidabo, Somalia
UN Cheif visited Baidabo, Somalia

Lugta labaad ee booqashadiisa ayaa xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres wuxuu ku tegey magaalada Baydhaba isaga oo booqday goobaha dadka barakacayaasha ah.

Weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.

Booqashada Xoghayaha Guud ee Baydhabo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:42 0:00

Mas’uuliyiinta la kulantay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay intii uu ku sugnaa Baydhabo waxaa ka mid ahaa Wasiirka Gargaarka Bani’aadannimo iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruus.

Jamaal Axmed Cusmaan ayuu uga warramay booqahada Guterres ee Baydhaba.

Waraysiga wasiirka gargaarka Koonfur Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00
XS
SM
MD
LG