Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ka yiri Kordhinta Xisbiyada Siyaasadda?


Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ka hadlay soo jeedinta ah in laga dhigo xisbiyada siyaasadda ee Puntland ilaa shan xisbi, halka ay markii hore ka ahaayeen saddex xisbi siyaasadeed. Soo jeedintan ayay isku raaceen Golaha Xukumadda ee Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in soo jeedintaasi loo gudbiyay Golaha Barlamaanka si ay u ansixiyaan. Gudoomiyaha oo u warramay VOA, Nuux Muuse Birjeeb ayaa sheegay in ay nidaam sharci ah ay u marayan soo jeedintaasi.

Wareysiga Gudoomiyaha ayaana u dhacay sidan.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Guddoomiye Cabdirashiid
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:49 0:00

XS
SM
MD
LG