WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay wareegga labaad ee doorashada madaxtinimo ee Turkiga. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Dr. Cabdulqaadir Xassan Cabdillaahi oo ka mid ah madaxda jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga, ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Madal