WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cali Cumar (Cali Balcad) oo ah Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, waxaana uu ku saabsan yahay booqashadii madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud uu ku tagay Mareykanka iyo hadalkii uu ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM ee ka dhacay magaalada New York. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Madal