WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Abukaate Amiin Haaruun oo ah qareen Soomaaliyeed oo deggan gobolka Minnesota, waxaana uu ka hadlayaa waxa ay muhaajiriinta ka soo gudba xadka Mareykanku la kulmaan marka ay yimaadaan Mareykanka. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Madal