WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka gaadiidka badda ee dalalka Carabta iyo Giriigga. Waxaa marti ku ah Ismaaciil Jirde Warsame oo ah maareeyaha khataraha ee hay’adda Maamulka Dekedaha iyo Garoomada ee magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Mareykanka, waxaana uu ka mid ahaa dadkii ka qeybgalay shirkaasi. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Madal