Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Macallin: Waxaan Galmudug u joognaa in aan xididada u siibno Al-Shabaab


Xasan Macallin
Xasan Macallin

Illaa iyo shantii bishan waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud.

Joogitaanka madaxweynaha ayaa qeyb ka ah abaabul dagaal oo dowladdu dooneyso inay ku xoreeyso deegaannada ay Al-Shabaab weli kaga sugan yihiin Galmudug kahor inta aanu si rasmi ah u bilaaban wajiga labaad ee dagaalka dowladdu kula jirto Al-Shabaab.

Waxaa kaloo Dhuusamareeb u tagay abaabulka dagaalkan xildhibaano wasiiro, iyo saraakiil.

Haddaba halka uu marayo abaabulkan ayuu Maxamed Colaad Xassan ka wareystay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dasturka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Macalin Maxamud oo ku sugan Dhuusamareeb.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Caddaaladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG