Waxaa magalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer maanta ka furmay shirka 8-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi oo ku sugan shirkaasi ayaa ka hadlay qodobo ay ka mid yihiin Doorashooyinka, dhibaatada mukhaadaraadka, khatarta Kufsiga, wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, iyo saameynta Isbedelka Cimillada. Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
|
|
Madal