Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo Nayroobi ku shirsan


Abdisalam Omar Hadliye
Abdisalam Omar Hadliye

Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa ka bilowday wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay ka mid noqoto.

Saraakiil gobolka ah ayaa laga soo xigay inay sheegeen in Soomaaliya ku biiri karto EAC sannadankan, hase yeeshee waxaa ka horraysa in guddiga qiimaynaya ay warbixintooda u gudbiyaan madaxda toddobada waddan ee haatan ku jirta ururkaas.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay ergayga Soomaaliya u qaabilsan ku biiritaanka EAC Cabdisalaam Hadliye Cumar oo horeyna usoo noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.

Wareysi: Soomaaliya oo ku biireysa EAC
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG