Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumannaan muhaajiriin ah oo ku go'doonsan waddanka Niger


Migration Niger Coup
Migration Niger Coup

Kadib saddex bilood oo ay saxaraha ka soo tallowday ka dibna ay daawatay tahriibayaal kale oo badda ku dhintay isku daygiisii fashilmay ee Yurub, ayaa Sahr John Yambasu uu ka quustay inuu ka gudbo badda Mediterranean-ka wuxuuna go'aansatay inuu dib ugu laabato dalkiisii.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa nala socodsiinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Madal

XS
SM
MD
LG