Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran


GWQ
GWQ

Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana shirkaasi guddoominaya madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka waxaa ka qaybgalaya madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, iyo gobolka Banaadir marka laga reebo maamul goboleedka Puntland. Falanqayn ku saabsan shirkaas waxaa inoo so0o diray Xasan Kaafi Qoyste.

Falanqeyn ku saabsan shirka GWQ
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG