Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha shacabka oo su'aalo weydiiyey wasiir ku-xigeenka difaaca


xildhibaanada baarlamanka
xildhibaanada baarlamanka

Guddiga difaaca golaha shacabka ayaa maanta su’aalo weydiiyey wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga xildhibaan Cabdifataax Qaasim iyo taliye ku-xigeenka ciidanka xoogga dalka.

Guddiga ayaa mas’uuliyiinta wax ka weydiiyeen hawlgallada socda iyo diyaargarowga ciidanka.

Su’aalo weydiintan ayaa kusoo beegantay iyadoo ciidamada dawladda Soomaaliya ay dib uga soo gurteen qaar ka mid ah degaannada ay qabsadeen bilihii lasoo dhaafay.

Kadib kulankaasi ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu weydiiyey xoghaya guddiga gaashaandhigga ee baarlamaanka Axmed Cabdi Kooshin waxyaabihii ay kala hadleen mas’uuliyiinta.

Golaha shacabka oo su'aalo weydiiyey wasiir ku-xigeenka difaaca
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG