Muqdisho —
Waxaa isa soo taraya farriimaha ay mas’uuliyiinta siyaasadeed iyo hoggaamiyayaasha kale ee bulshada ay u dirayaan ciidanka Soomaaliya ee ku jira hawlgallada ka dhanka ah ururka al-Shabaab. Magaalada Muqdishu waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo horeyna u soo noqday wasiirka gaashaandhigga Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo uu kaga hadlay dagaallada ay ciidanku ku jiraan.
Warbixintan waxaa inoo soo diray XasN Kaafi Qoyste.
Madal