Nairobi —
Qalalaase dhanka waxbarashada ah ayaa mar kale kusoo wajahan dalka gobolka Waqooyi Bari Kenya iyadoo boqolaal macalimiin ah oo aan u dhalan degaanka ay dalbanayaan in laga soo wareejiyo gobolka ka dib weerarro dhowr ah oo ay geysteen Al-Shabaab.
Iskuullada ayaa dib loo furay bishii Agoosto 28-keedii, laakiin ardayda intooda badan wali ma aysan bilaabin xiisadaha. Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray ismaamulka Wajeer ee dalka Kenya waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.
Madal