Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Norway: Soomaalidii ugu badneyd oo kusoo baxday doorashada goleyaasha deegaanka


Xassan Bille Maxamed
Xassan Bille Maxamed

Dalka Norway Soomaalidii ugu badneyd ayaa kusoo baxay kuraasta gollayaasha deegaanka ee xildhibaanadda. Siyaasiinta Somalida ayaa ka tartamay dhammaan Xisbiyada dalkaasi. Waxaana tiradda xildhibaanadda gollaha deegaanka kusoo baxdey ee Somalida ah ay dhanyihin 6 muddane iyo 2 kuxigeenk.

Mid ka mid ah dadka la doortey ee gollayaasha deegaanka waa Xassan Bille Maxamed oo laga soo doortey magaalada Bergan xisbiga Green Party, ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay natiijada doorashada.

Dhageyso wareysiga Xassan Bille Maxamed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG