Magaalada Muqdisho, dhallinyaro si iskood ah isku abaabulay ayaa ka bilaabay kacdoon bulsho oo ay ku doonayaan in ay ku garab istaagaan ciidamada dowladda Soomaaliya ee muddooyinkan dagaalka kula jiray kooxda Al-Shabaab. Dhallinyarada ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay in kor loo qaado wacyiga dadka ee ku aaddan dagaalka, iyo in ciidamada dowladda lagu gacan siiyo dagaalka.
Haddaba, arrimahan ayaa waxa uu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Cabdifitaax Barre oo hormuud u ah isku soo bax shalay gelinkii danbe ka dhacay Muqdisho, waxaaana uu marka hore weydiiyay ujeedkooda.
Madal