Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Gaza


Palestinians carry the bodies of their relatives killed in the Israeli bombardment of the Gaza Strip outside a morgue in Rafah, Oct 25, 2023.
Palestinians carry the bodies of their relatives killed in the Israeli bombardment of the Gaza Strip outside a morgue in Rafah, Oct 25, 2023.

Waxaa sii kordhaya baaqyada Qaramada Midoobay ee xabbad-joojin bini'aadannimo oo lagu joojinayo dagaalka u dhexeeya Israa'iil iyo Xamaas, laakiin baaqyada ayay u badan tahay in aan dheg jalaq loo siinin iyadoo Xamaas ay gantaallo badan ku ridday Israa'iil, Israa'iilna ay kordhisay duqeymaha ay ku hayso bartilmaameedyada Xamaas ee Marinka Gaza.

Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Margaret Besheer, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG