Washington —
Marka laga soo tago halista joogtada ah ee lasoo derista guud ahaan suxufiyiinta Soomaaliya - waxaa gabdhaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya warbaahinta u dheer xadgudubyo kale - haddii ay noqon laheyd dhinaca fursadaha iyo xaaladaha shaqada.
Haddaba, barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa maalinta caalamiga ah la-xisaabtanka dembiyada laga galo suxufiyiinta, taas oo ku beegan berri oo Khamiis ah, waxaana Falastiin Amed Iman ay wareysigan la yeelatay Farxiya Maxamed Kheyre oo ah guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliya.
Madal