Washington —
Gudoomiyaha Hay’ada Maareynta Masiibooyinka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey xaalka fatahaadda gobolka Gedo, iyada oo magaalooyin ay ka mid tahay Baardheere ay go’een boondooyin hal bowle u ahaa bulshada.
Wariyaha VOA-da ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa khasaaraha fatadaahada roobabka Deyrta ka wareysatay guddoomiyaha hay’adda SODMA Maxamudu Macallin Cabdulle.
Madal