Hargeisa —
Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa maanta ku guuleystay inay badda kasoo saaraan maydadka laba wiil oo dhallinyaro ah kuwaasi maydkooda la raadinayay afartii maalmood ee ugu danbeeyey.
Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal