Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed oo ka deyriyay xaaladda dadka Berdaale


Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed iyo Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo ku sugan degmada Bardaale ee gobalka Bay ayaa ka dayrinaya xaalada nolosha dadka ay waxyeelada kasoo gaartay biyaha daadka ee soo galay gudaha Degmadaas.

Dhamaan dadka reer Bardaale ayaa banaanka uga baxay magaalada kadib markii guryahooda ay biyo ugu soo galeen, waxaa adag in dadkaasi loo gurmado sababo la xiriira in garoonkii diyaaradaha ay biyo buuxiyeen.

Mukkhtaar Catoosh ayaa warbixintan inoo haya.

Warbixinta daadka Berdaale
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG