Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xassan Sheekh oo dalbaday dhammeystirka dastuurka KMG ah


Hassan Sheikh Parliament
Hassan Sheikh Parliament

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta furay kaldhigga afaraad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday xildhibaannada in ay dhammeystiraan dastuurka ku-meel-gaarka ah oo u sheegay in uu caqabad ku yahay Soomaalida iyo qaabka ay dunidu ula macaamulayso dowladda Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa baarlamaanka u sheegay in bisha soo socota Soomaaliya laga qaadi doono cunnaqateynta hubka, sido kalena deynta laga cafin doono. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Xassan Sheekh oo la hadlay Baarlamaanka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG