Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Ururo ku baaqay in la ansixiyo xeerarka tacaddiyada haweenka


Hargeysa
Hargeysa

Ururada haweenka iyo bulshada rayidka ee Somaliland, gaar ahaan kuwa ka hawlgala gobolka Togdheer ayaa ku baaqay in la ansixiyo siyaasadaha iyo xeerarka ku saabsan tacaddiyada haweenka loo gaysto, si xal sharci loogu helo dhibaatooyinka lagula kaco haweenka.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland: Ururo ku baaqay in la ansixiyo xeerarka tacaddiyada haweenka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG