News York —
Mareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga hirgeliyo xabbad-joojin bani’aadannimo oo deg deg ah. Qaraarka ayaa waxaa taageeray 13 ka mid ah 15-ka xubin ee Golaha Ammaanka. Mareykanka ayaa diiday halka Britian ay ka aamustay.
Warbixin ay wakaaladaha wararka AP iyo Reueters arrintan ka qoreen, waxaa noo soo koobaya Nur Hassan Nur.
Madal