Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Digniin caafimaad oo laga bixiyey biyahii ka haray daadadka Jubaland


Fatahaad, daadad, Jubaland
Fatahaad, daadad, Jubaland

Saraakiisha caafimaadka ee Jubaland ayaa uga digay bulshada halista caafimaad ee ka imaan karta biyihii ka haray roobabkii daadadka sababay ee barakiciyay dad u badan beeraley.

Saraakiisha ayaa ka cabsi qaba cuduro ka dhasha biyahaas oo illaa iyo iminka dhex ceegaga waddooyinka iyo dhul beereedyada.

Dhaqtar Axmed Maxamed Xuseen Cirro, oo ah agaasimaha isbitaallada Daryeel ee magaalada Kismaayo, ayaa arimahaasi uga warramay wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Digniin caafimaad oo laga bixiyey biyahii ka haray daadadka Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG