Gaarisa —
Culimada Gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in muqaadaraadka uu ku soo badanayo gobalka, waxayna shaaciyeen in maalinta Jimcaha ah dhammaan Masaajidda gobalka laga billaabi doono ololaha la-dagaalanka muqadaraadka, dowladdana waxay sheegtay in ay ka caawin doonaan la-dagaalanka muqaadaraadka ee dalka ka socda.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.
Madal