WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaa qeybtii labaad ee wareysi uu barnaamijka siiyay guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo waayihii uu maareeyaha ka ahaa tiyaatark qaranka Soomaaliyeed ee Muqdisho. Qeybta danbe ee barnaamijkana waxa aad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelannay fannaanadda caanka ah ee Caasha Cabdow Maliika.
Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal