Gaza —
Shirkadda isgaarsiinta ee marinka Gaza ee Paltel ayaa sheegtay Jimcihii in dagaalka ka socda Gaza uu sababay inay go'aan dhammaan adeegyadii isgaarsiinta ee deegaanka.
Warbixintan oo ay qortey VOA waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal