Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kansas City Chiefs oo ku guuleystay Koobka Super Bowl-ka


Kooxda Kansas City Chiefs ayaa xalay fiidkii xilliga saacadda Galbeedka Mareykanka, ku guuleystay koobka Kubad-tuurka Mareykanka ee loo soo gaabiyo NLF, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta aheyd ee loo yaqaanno Super Bowl ay garaaceen San Francisco 49ers.

Kooxda Kansas City Chiefs waxay guusha ku raacday 25-22 kaadib waqtigi dheeraadka ahaa, waxana ay koobka qaadayaan marki labaad oo xiriir ah taariikhdooda. Guud ahaan waxay hadda naadiga Chiefs koobka hanteen saddex jeer shanti sano ee lasoo dhaafay.

Haddaba, Maxamed Colad Xasan oo jooga Washington ayaa marki ay ciyaarta dhammaatay khadka telefoonka ku weystay, Maxmud Mascadde oo jooga Minnesota oo ciyaarta daawaday.

Kansas City Chiefs oo ku guuleystay Koobka Super Bowl-ka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG