Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Banaanbax lagu taageerayay heshiishkii Soomaaliya iyo Turkiga


Bannaanbax Turkiga iyo Soomaaliya
Bannaanbax Turkiga iyo Soomaaliya

Banaanbax lagu taageerayay heshiishkii dhexmaray Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Eng. Yariisow ee magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa oo uu soo abaabulay gobolka Banaadir ayaa ahaa mid lagu taageerayay heshiishka difaaca badda ee Soomaaliya ay la gashay Turkiga.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan ka soo diray Mudisho.

Taageero loo muujiyay heshiiskii Soomaaliya iyo Turkiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG