Washington —
Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaba dibadda Mareykanka ayaa sheegay Isniintii inay tahay in Maraykanku uu howl galiyo "dhammaan agabka ay heystaan" si ay uga adkaadan Shiinaha.
Arrintan ayaa imaneysa ayada oo maamulka Biden uu soo bandhigay codsigiisa miisaaniyadeed ee 2025-ka, oo ay qeyb ka tahay miisaaniyad la xiriirta arrintan.
Warbixintan oo ay qortay Reuters waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal