Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi.
Roob mahiigaan ah oo ka da’ay buuraleyda bartamaha Kenya ayaa dhaliyay fatahaaddan , taasi oo keentay in dad ka badan 50 qof ay ku dhintaan.
Wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo diray.
Madal