Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Caqabadaha ay wajahaan ganacsatada xoolaha Soomaaliya


Dr Abdullahi Ahmed Karaani
Dr Abdullahi Ahmed Karaani

Xoolaha nool ayaa wali ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa sannad walbaa boqollaal kun oo xoolo ah u dhoofisa dibadda, sidaasi oo ay tahay khubarrada xoolaha ayaa sheegaya in aysan jirin daryeel qaran oo ay xoolaha Soomaaliya helaan xilligaan, marka laga reebo dadaalka ay bixiyaan xoola-dhaqatada iyo ganacsatada ka bayac-mushtara.

Soomaaliya ayaa waxaa horay uga jiray xarunta Daaqa Qaranka iyo Xannaanada Xoolaha. Sida lagu billaabay iyo waxyaabihi ay qaban jirtay, ayuu wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yaasiin Ciise uu ka wareystay Dr. Cabdullaahi Axmed Karraani oo horay u soo noqday maareeyahay Wakaaladda Daaqa Qaranka iyo Xannaanada Xoolaha.

Wareysi: Caqabadaha ay wajahaan ganacsatada xoolaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG